News In English
Middle East talks set to continue
9/3/2010 12:27:00 PM
They also renewed their commitment to a two-state solution, which entails the creation of a Palestinian state alongside Israel.
President Obama’s Town Hall at Young African Leaders Forum
8/4/2010 9:04:00 PM
THE PRESIDENT: Welcome to the White House, and welcome to the United States of America. And that includes even our friends from Ghana, who beat us in the World Cup. (Laughter.) Where are you? Over there? That's all right. It was close. We’ll see you in 2014. (Laughter.)
Ballots and Bullets: Somaliland VS Somalia
7/19/2010 12:01:00 AM
Last week, Somalis marked the fiftieth anniversary of their achievement of independence from colonial rule. The contrasting manner in which two parts of the onetime Somali Democratic Republic observed the milestone give a telling indication not only of current
The jihadists next door Having broken away from a failed state, Somaliland is now a success story. But the west won't recognise it
7/7/2010 6:11:00 PM
In Africa this past week a completely peaceful presidential election was held. International observers said it met all the western standards for a free election. What's more, the incumbent president
Taariikh dhaxal gal ah
Dhibcihii Is dhaafay
5/5/2010 6:02:00 PM
Waa gugii 1968kii Cumar Maxamed Warsame (Xiinwaal) wuxuu farriintan u dirayaa saaxiibkii C/raxmaan Carte Qaalib oo ka mid ahaa aqoonyahankii dalka oo markaa qurbaha ku maqan.
Kumuu ahaa Mujaahid Siciid Birjeex?
4/20/2010 11:23:00 AM
Mujaahid: Siciid Axmed Maxamed (siciid dhigane) oo lagu naanaysi jiray Siciidbirjeex wuxuu ku dhashay agagaarka degmada garadag ee gobolka sanaag sanadkii 1956kii,
Taariikh Kooban : Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal
4/19/2010 9:59:00 PM
Ilaahay Ha u Naxariistee Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal waxaa uu ahaa siyaasi weyn oo can kana soo shaqeeyay siyaasada Dalkii Soomaaliya iyo Somaliland
Kumuu ahaa marxuum Cali Maarshaal.
4/19/2010 9:38:00 PM
Dhib iyo dheef kasta oo aduunka soo marta waxaa lagu suntaa oo baadisooc u noqda qaab kaydeedka ay u qoondeeyeen bulshooyinka aduunku.Taariikhuhuna kala mudan,lana kala xusi og iyadoo loo eegayo maamuuska iyo milgaha ay leedahay dhacdada si
Taariikh Kooban Soomaaliya: 1960 - 2009
4/19/2010 9:19:00 PM
July 1, 1960 - Xorriyadii iyo midowgii dadka Soomaaliyeed qaybtii laga soo bilaabo dabayaaqadii qarnigii 19aad ay gumaysan jireen Ingiriiska iyo Talyaanigu.
Sheekadii Afrika Ugu Caansanayd (Markii wax kasta Burbureen)
4/19/2010 8:50:00 PM
Waxa qorey Mahad M Herse Waxa aan halkan ku soo bandhigayaa sheeko caan baxday oo uu qoray qoraaga caanka ah ee reer Nayjeeria ee la yiraahdo Chinua Achebe. Waxay sheekadani ku magac dheertahay (things fall apart)
Barnaamijkii Baro Abwaanka iyo Abwaan Xasan Cilmi Diiriye )IHUN) Sooyaalkii Abwaan Xasan Cilmi Diiriye
4/19/2010 8:37:00 PM
Alle ha u naxariistee Abwaan Xasan Cilmi waxa uu ku dhashay miyiga gobolka Awdal (Somaliland) goobta la yidhaa Carraweyne sannadkii 1925kii.
Tixgalinta Taariikhda
4/18/2010 1:48:00 AM
Taariikhdu kaliya uma baahna in wakhtiga la isku dhaafiyo uun oo lagaga sheekeeyo meela fagaarayaashe ee lagu kulmo sida Maqaaxiyaha Shaaha laga Cabo ama Kuwa Jaadka lagu budliyo Balse
Halgankii Ummada iyo Hamigii Xasan Yoonis Habane
4/7/2010 9:39:00 PM
“Mujaahid Xasan Yoonis hadduu geeriyooday taariikhdiisii may dhiman, qofkuna inta uu nool yahay hadduu taariikh ka tago muu dhiman, waxaase nolosha ku dhintay kuwa aan taariikhda waxba ku lahayn”.
Dharaarihii Ardaynimo iyo Sababihii u Tallowga SNM.
4/5/2010 10:08:00 PM
Qalinkii: Maxamed Baashe X. Xasan Ayaamo ayay ahaayeen rajooyin iyo higsiyo nololeed ‘tif iyo midhiq’ ka yihiin oo ka buuxaan,
Wax Ka baro Cibrooyinka Taariikhda Somaliland
4/4/2010 10:05:00 AM
Xafiiska lagu kaydiyo qoraalada taariikhda ee ku yaala magaalada London, loona yaqaano ‘Public Record office’, ayaa sannad kasta lagu soo bandhigaa qoraaladii sirta ahaa marka ay u dhammaato 30 sano mudadii ay qoraaldaasi ka qarsoonayeen indhaha dadweyanaha. Bisha January ee sannad kastana
     Home     Qormo     Suugaan     Taariikh     English     Contact Us    
Madaxweyne Siilaanyo oo maanta ku dhawaaqay maalinta Nadaafadda Qaranka
9/3/2010 10:58:00 PM
Madaxwaynuhu waxa uu shirka jaraaid ku cadeeyay in Shanta Bishani noqon doonto Maalinta Qaran oo Nadaafadeed.
TACSI TIIRAANYO LEH
9/3/2010 8:58:00 PM
Naadiga Akhriska Timcadde oo diraya Tacsi Tiiraanyo leh.
Dhalinyarada Gabiley Maxay ku Xasuusan Doonaan Gudoomiyihii hore ee Gobolka Maxamed Axmed Aw Cabdi (Xabiib).
9/3/2010 8:26:00 PM
Badhasaabkii Hore ee Gobolka Gabiley, Mr. Xabiib waxaan u soo qaadan karaa Shakhsi hiigsaday Meelo fog fog, Ididiladiisii badh badan ka dhabeeyay inta kalena door biday in cidi halkii ka sii waddo
Ciidanka Sirdoonka Itoobiya oo Si Sharci Darro ah ugala baxay Ganacsadeyaal Somali ah Degmada Wajaale.
9/3/2010 11:49:00 AM
Ilo Xogogaal ah oo lagu kalsoonyahay ayaa Gabiley News u Xaqiijiyay in Ciidanka Itoobiyaanka xalay Saqdii dhexe Hotel Centeral
Wajaale:isku beddelka lagacagaha Dollarka iyo Birr-ta itoobiyaanka oo Sarre u kacay iyo Maciishada oo Cirka isu shareertay
9/3/2010 11:46:00 AM
Degmada wajaale oo laga isticmaalo Lacagta itoobiyaanka ayaa shalay si xawliya isu badalay
KUWAYT:- 15KUN OO DOLLAR NINKA GUURSADA GABADH LABAAD.
9/2/2010 3:49:00 PM
Mooshinkan Mudanuhu keenay ayaa aad uga cadhaysiiyay Guud ahaan Dumarka Reer kuwayt, inkasta oo Mudanuhu uu u arkayay inuu Mushkilad xalinayo oo hoos u dhac ku imanayo Gabdhaha Guur la’aanta ku waynaada
Cabaas iyo Nataniyaahu oo Maanta dib u cusboonaysiinaya Wada hadaladii Tooska ahaa
9/2/2010 3:16:00 PM
“ waxaanu la soconaa Culayska iyo Caqabadaha na hor taagan waxaanu se isticmaali doonaa Niyad Saafi ah si aanu u soo gaba gabayno Dulmiga Taariikhiga ah ee Shacabkayaga ku habsaday”.
Gudoomiyihii Madaxwayne Siilaanyo u Magacaabay Hay'adda Diiwaanka Sakada oo Xilkii ka cudurdaartay.
9/2/2010 2:06:00 PM
"Waxaan xubinimadii Guurtida iskaga casilay inaan u madax banaanaado hawsha aan ka wado masaajidada, Madaxweynaha Somalilandna aad iyo aad ayaan ugu mahad celinayaa wuu i sharfay ammaana waan u hayaa,
Taliyihii Hore Ee Ciidanka Asluubta Oo Xilkii Ku Wareejiyey Taliyaha Cusub Ee Uu Dhawaan Madaxweyne Siilaanyo Soo Magacaabey
9/2/2010 12:48:00 PM
Taliyaha Cusub ayaa waxa uu tibaaxay in aanay meesha Faanto iskaga cabi dooni, balse ay muujin doona wax qabad dhab ah.
Wasiirka Diinta iyo Awqaafta oo si kulul u Beeniyay war ku xidhiidhiyay AL-shabaab oo laga Baahiyay
9/2/2010 9:58:00 AM
Waxaan ka codsanayaa Hay'adaha Amniga ee JSL in Sharciga la horkeeno cadayna la waydiiyo warka uu iga fidiyay HAATUF
Munaasibad Casho-sharafeed Ah Oo Lagu Maamuusayey Wakiillka Cusub Ee Somaliland U Fadhiyi Doona Dalka Ethiopia Oo Caawa Lagu Qabtay Hotel-ka Sumer-Time
9/1/2010 9:44:00 AM
Agaasimaha hay’ada ANPPCAN Mr. Maxamed Xasan oo halkaasi ka hadlay ayaa waxa uu u mahad-celiyey dhamaan dadkii ka soo qeybgalay casuummadan casho-sharafeedka, isaga ku bogaadiyey boska loo dhiibay wakiillka Cusub ee dalka Ethiopia Maxamed Xasan Siciid,
Taliyihii Ciidanka Asluubta ee Gobolka Sool oo Kooxo hubeysani ku dileen xalay Fiidkii Laas-caanood iyo Heegan la Galiyey Ciidamada.
9/1/2010 9:34:00 AM
Lix Nin oo ku hubaysan Hubka Noocyadiisa kala duwan ka dib markii ay falkaasi gaysteen baxsaday ayaa ka Dambeeyay Dilka Taliyaha.
Jarmalka :Buug ka cadhaysiiyay Muslimiinta ku nool.
9/1/2010 9:18:00 AM
Qoraagu waxa uu aaminsanyahay in mushkilada aqooneed, ta dhaqaale ee Bulshada jarmalka haysataa salka ku hayso koox tiro yar oo Ajaanib muhaajiriin ah oo tiradoodu dhantahay Lixmilyan oo ka yimid Wadamada Islaamka.
Muqdisho:- Qaraxyo Gaystay Dhimasho iyo Dhaawac iyo Ciidamadii Ugaandha ee cusbaa oo soo gaadhay Muqdisho
9/1/2010 9:00:00 AM
Maalmahan waxa sii korodhay xiisadda colaadeed ee ka jirtay Soomaaliya, ka dib markii lagu dhawaaqay soo gaadhitaanka Boqolaal ka tirsan ciidamada Nabad ilaalinta Afrika oo badankoodu ka yimid Yugaandha.
Masaajidka Cali Mataan oo lagu soo Khatimay Tartankii Qurkaanka Kariimka Ee Bisha Ramadaan.
9/1/2010 1:58:00 AM
Ururkayagani waa Urrur runtii aanu u aasasnay in aanu kor u qaadno Qur’aanka qiimaha badan, waxaana doonaynaa in aanu dadaalka aanu halkaas ka sii wadno oo aanu kor u qaadno qiimaha uu Qur’aanku leyahay
JABINTII JEELKA LAGA JABIYAY MUJ MARXUUN CABDILAHI ASKAR, ILAAHAY JANADII FARDOWSA HA KA WARAABIYEE.
9/1/2010 1:13:00 AM
Bishii 4aad ee April 8dii 1983 ayaa meel sinimoogii hore waqooyi ka xigta saq dhexe Cabdilaahi Askar lagu qabtay
Maareeyaha wakaalada biyaha oo maanta xilkii si rasmi ah ula wareegay
9/1/2010 12:42:00 AM
HAWSHA WAKAALADDA BIYUHU WAA HAWL CULUS OO U BAAHAN MASUULIYAD IYO XILKASNIMO LOONA BAAHANYAHAY IN SIDEEDA LOO GUTO.
Dadwaynaha gabilay umay dooran axmed siilaanyo inuu xilal ku taxo ee waxay u doorteen inuu wax ka qabto horumarka gobolka gabiley
8/31/2010 1:50:00 AM
macnawiyan ha u qaadan in lagu xaqirayo haddii xil lagaa siin waayay dawlada ee cadaalad iyo wax qabad ayaa ina deeqa.
Wasiirka Xannaanada Xoolaha Dr. Axmed Xaashi Oday oo Balan qaaday inaan kulmiye Muwaadiniinta Dulmiyi doonin sidii Xukuumadii ka horaysay yeeshay.
8/31/2010 1:05:00 AM
waxaan idin ballan-qaadayaa hadday UDUB markay joogtey idinka bursan jirtay taasi way soo dhamaatay maanta
Qormooyinka Damal
Maxay Tahay Maalin Luntay,By: Hamse Riraash
9/3/2010 1:15:00 PM
Malakulmowdkuna maalin kasta waxa uu ina soo eegaa shan jeer
Tabintu Waa Seeska Xadaaradihii Dunida
9/3/2010 12:13:00 PM
Ma ilaawo Habeenkii iigu horaysay een ka qayb galo Buug Afkayga hooyo ku dhigan oo af qalaad loo Tebiyo
Maxay ku qotantaa kala fogaashaha Dalka Curidinka ah ee S/land iyo Dawlada Guunka ah ee Ethiopia?
9/1/2010 8:17:00 PM
wufuuda Ethiopia u soo dirtay S/land waxay ahayd mid aan u cuntamayn marka loo eego xidhiidhka Ethiopia oo ka xooganaa kuwa Djibouti iyo Kenya
ASTAAMAHA MAALINTA QIYAAMAHA LAGU GARTO
9/1/2010 2:31:00 PM
Waqtigaasi la joogo ruuxa iyo qalbiga muuminka ah waxay noqon doonaan kuwo murugo darteed u milma, sida milixda ama cusbada ay ugu milanto biyaha
Fanka & Suugaanta
BOQOL-MAGACLEY (MAANSO)
9/1/2010 8:59:00 PM
boqol magaclay waa maanso uu curiyay c/raxmaan maxamed cali (ubaxle)
Maanso Dheelli-tiran
8/3/2010 11:02:00 AM
Dheelli-tiran oo soo baxday 30/04/20010 waxay si dareen leh inoo tusaysaa isu-dhanaanshaha dhexdhexaadka iyo dheelli-tiranaka nolosha waxaana ku duugan macnayaal badan iyo murti muuq dheer oo lagu maakubay maansadani
GAASIRA (MAANSO) Abwaan ubaxle
7/21/2010 12:01:00 PM
C/raxmaan Maxamed Cali (Ubaxle) waxa uu ku dhashay deegaanka Sibidhlay oo ka tirsan hawka gobolka togdheer sanadkii 1990.
GABAYGA DHUGUC: Daymo Gaar ah. Wq. Xasan C. Madar
7/18/2010 6:55:00 PM
Dhulka iyo markii aad gubteen, dhoobadii degelka Dhallinyariyo waayeel markii , dhuunta laga gooyey Haweenkiyo dhabeelii markii, dhiigga laga daadshay Markii aad dhashiinii cunteen, dhababacaynaysay Uurkana dhallaankii ku jiray, weydinkaa dhibaye
*KADDE IYO KUDDE(C/Raxmaan Maxamed Cali Ubaxle)*
6/15/2010 11:23:00 AM
*KADDE IYO KUDDE(c/raxmaan maxamed cali ubaxle)* cadaan iyo madwba waa maansadii ugu horaysay ee ay kuwada hadlayaan biliaadan iyo jin maansadani oo markii ugu horaysay badka timi dhagaha dadkana soo jiidatay habeenkii suugaanta iyo haldoorka ee kadhacay hotel barwaaqo iyo
Baraarug gabay cusub
6/14/2010 10:15:00 AM
Gabaygan waxaa curiyay c/raxmaan maxamed cali (ubaxle)wuxuuna soo baxay 7/8/20010 Wuxuuna dadka ku baraarujinayaa nabada oo muhiim u ah noolaha oo dhan waxaana ku jira tusaalayaal iyo murti qeexaysa faa iidada nabada wuxuuna xusayaa in in nimcada oo dhan marka lawaayo uun dib loo gocdo wuxuu kaloo gabaygu tilmaamayaa aafada colaada
Caqaar waa maanso uu curiyay Yaxye Cabdi Cali (Yeebaash
6/4/2010 6:56:00 PM
salamu calaykum marka hore, marka xigta waxaan jeclahay inaad ila jaleecdaan maanso runtii micno iyo murti wayn wadata oo ka hadlaysa raga xilkoogii gabay, ee ay hoday bahal jaad la idhaaho iyagooy ahayd inay dalka iyo dadkooga
Silsilad-maanseedka Aliflay
5/25/2010 7:06:00 PM
Aliflay waa silsilad ka duwan kuwaas hore, waana silsilad abwaannada ka qaybgalay ay ku kala aragti duwan yihiin feker-diineed, waxaaney noqon doontaa silsiladdii koowaad ee ay abwaanno Soomaaliyeed isugu yimaaddaan iyaga oo ka dhiibanaaya afkaartooda diiniga ah.
GALIILYO (Abwaan Weedhsame)
5/23/2010 11:31:00 PM
dhawaan aniga oo ku sugan magaalo madaxda gobolka Awdal ee Boorama, ayaa waxan la kulmay dhacdo aad ii damaqday. waxa tahriibay dhallinyaro ilaa 20 qof gaadhaysa.
Ergo (Abwaan Gaariye)
5/23/2010 10:20:00 PM
abaygan wuxuu abwaanku tiriyay markii uu socday dagaalkii sokeeye ee ka dhex aloosnaa beelaha Somaliland gudahooda, waxaanu soo baxay maalin khamiis ah.
© All rights Reserved for DamalNews.com 2010 Developed by: SITPA